Tafsiirka suuradda An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 1
1 |
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
وَالْعٰدِیٰتِ ضَبْحًا ۙ﴿۱﴾ فَالْمُوۡرِیٰتِ قَدْحًا ۙ﴿۲﴾ فَالْمُغِیۡرٰتِ صُبْحًا ۙ﴿۳﴾ فَاَثَرْنَ بِہٖ نَقْعًا ۙ﴿۴﴾ فَوَسَطْنَ بِہٖ جَمْعًا ۙ﴿۵﴾ اِنَّ الْاِنۡسَانَ لِرَبِّہٖ لَکَنُوۡدٌ ۚ﴿۶﴾ وَ اِنَّہٗ عَلٰی ذٰلِکَ لَشَہِیۡدٌ ۚ﴿۷﴾ وَ اِنَّہٗ لِحُبِّ الْخَیۡرِ لَشَدِیۡدٌ ؕ﴿۸﴾ اَفَلَا یَعْلَمُ اِذَا بُعْثِرَ مَا فِی الْقُبُوۡرِ ۙ﴿۹﴾ وَ حُصِّلَ مَا فِی الصُّدُوۡرِ ﴿ۙ۱۰﴾ اِنَّ رَبَّہُمۡ بِہِمْ یَوْمَئِذٍ لَّخَبِیۡرٌ ٪﴿۱۱﴾
Al-Caadiyaat
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi. (2) iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha). (3) Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii. (4) Ee Boodhka kiciya. (5)Cadawgana dhexgala. (6) Ee Dadku Eebohood waa diideen. (7) Arrintaasna Dadku wuu ogyahay. (8) Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay. (9) Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo. (10) Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo. (11) In Eebohood Maalintaas ogyahay.
No comments:
Post a Comment