Saturday, April 9, 2016

Al-Salsala

Tafsiirka suuradda An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso

رکوعہا 1
99 سُوۡرَۃُ  الزِّلۡزَالِ مَدَنِیَّۃٌ 93
اٰیاتہا 8
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
اِذَا  زُلْزِلَتِ الْاَرْضُ  زِلْزَالَہَا  ۙ﴿۱﴾ وَ اَخْرَجَتِ الْاَرْضُ اَثْقَالَہَا ۙ﴿۲﴾  وَ قَالَ الْاِنۡسَانُ مَا لَہَا ۚ﴿۳﴾  یَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ  اَخْبَارَہَا ۙ﴿۴﴾  بِاَنَّ  رَبَّکَ اَوْحٰی لَہَا ؕ﴿۵﴾  یَوْمَئِذٍ یَّصْدُرُ  النَّاسُ اَشْتَاتًا ۬ۙ لِّیُرَوْا اَعْمَالَہُمْ ؕ﴿۶﴾  فَمَنۡ یَّعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّۃٍ خَیۡرًا یَّرَہٗ ؕ﴿۷﴾  وَ مَنۡ یَّعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّۃٍ  شَرًّا یَّرَہٗ ٪﴿۸﴾
Az-Zalzala
Madinan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

(1) Marka DHulka la gilgilo. (2) Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa). (3) Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay. (4) Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda. (5)Maxaayeelay Eebaa u waxyooday. (6) Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda. (7) Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki. (8) Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.



No comments:

Post a Comment