Tafsiirka suuradda
An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad
diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee
Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka
koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal
tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada
inta aad karto si aad u xoojiso
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 3
|
وَالْعَصْرِ ۙ﴿۱﴾ اِنَّ الْاِنۡسَانَ
لَفِیۡ خُسْرٍ ۙ﴿۲﴾
اِلَّا الَّذِیۡنَ
اٰمَنُوۡا وَ عَمِلُوا الصّٰلِحٰتِ وَ تَوَاصَوْا
بِالْحَقِّ ۬ۙ وَ تَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ ٪﴿۳﴾
Al-Casri
Makkan
Magaca
Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Eebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah. (2) In Dadku
khasaaro ku sugunyahay. (3) Marka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna
dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka.
No comments:
Post a Comment