Tafsiirka suuradda An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 9
|
بِسْمِ اللہِ
الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
وَیۡلٌ لِّكُلِّ ہُمَزَۃٍ لُّمَزَۃِۣ ۙ﴿۱﴾ الَّذِیۡ جَمَعَ مَالًا وَّ عَدَّدَہٗ ۙ﴿۲﴾ یَحْسَبُ اَنَّ مَالَہٗۤ اَخْلَدَہٗ ۚ﴿۳﴾ کَلَّا لَیُنۡۢبَذَنَّ فِی الْحُطَمَۃِ ۫﴿ۖ۴﴾ وَ مَاۤ اَدْرٰىکَ مَا الْحُطَمَۃُ ؕ﴿۵﴾ نَارُ اللہِ الْمُوۡقَدَۃُ ۙ﴿۶﴾ الَّتِیۡ تَطَّلِعُ عَلَی الْاَفْـِٕدَۃِ ؕ﴿۷﴾ اِنَّہَا عَلَیۡہِمۡ مُّؤْصَدَۃٌ ۙ﴿۸﴾ فِیۡ عَمَدٍ مُّمَدَّدَۃٍ ٪﴿۹﴾
Al-Humasa
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba
Naxariista.
(1) Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan, (2) Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin). (3) Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin. (4) Saas ma aha ee waxaa
lagu tuuri(Naarta) Xudhama. (5) Ma taqaannaa Xudhama. (6) Waa Naarta Eebe ee la huriyay. (7) Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis). (8) Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. (9) Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.
No comments:
Post a Comment