Tafsiirka suuradda Al-Ikhlaas oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi.
kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo
degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 112 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo
Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso.
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 4
|
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
قل هؤ اللہُ اَحَدٌ ۚ﴿۱﴾ اَللہُ الصَّمَدُ ۚ﴿۲﴾ لَمْ یَلِدْ ۬ۙ وَ لَمْ یُوۡلَدْ ۙ﴿۳﴾ وَ لَمْ یَكُنۡ لَّہٗ كُفُوًا اَحَدٌ ﴿۴﴾
Al-Ikhlaas
Makkan
Magaca
Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna
ma leh). (2) Waana Sayid (deeqtoon). (3) Eebe wax
ma dhalin, isna lama dhalin. (4) Wax la mid ahna ma jiro.

No comments:
Post a Comment