Tafsiirka suuradda Al-Masad oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 111 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso.
|
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 5
|
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
تَبَّتْ
یَدَاۤ اَبِیۡ لَہَبٍ وَّ تَبَّ ؕ﴿۱﴾ مَاۤ اَغْنٰی
عَنْہُ مَالُہٗ وَ مَا کَسَبَ ؕ﴿۲﴾ سَیَصْلٰی نَارًا ذَاتَ لَہَبٍ ۚ﴿ۖ۳﴾ وَّ امْرَاَتُہٗ ؕ
حَمَّالَۃَ الْحَطَبِ ۚ﴿۴﴾ فِیۡ جِیۡدِہَا حَبْلٌ
مِّنۡ مَّسَدٍ ٪﴿۵﴾
Al-Masad
Makkan
Magaca
Eebbe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna. (2) Waxna uma
tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. (3) Wuxuuna gali Naar Olal leh. (4) Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). (5) Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.

No comments:
Post a Comment