Wednesday, March 2, 2016

Suuratu Al-Falaq


Tafsiirka suuradda Al-Falaq oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 113 suuradood.
La soco walaal tafsiirka qur'aanka oo Afsoomaali iyo Carabi ku qoran. Faafi diinta inta Aad karto walaal si aad diintaada u xoojiso.



رکوعہا 1
113 سُوۡرَۃُ  الۡفَلَقِ مَکِّیَّۃٌ 20
اٰیاتہا 5
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
قُلْ اَعُوۡذُ  بِرَبِّ الْفَلَقِ ۙ﴿۱﴾  مِنۡ شَرِّ مَا خَلَقَ ۙ﴿۲﴾  وَ مِنۡ  شَرِّ غَاسِقٍ  اِذَا وَقَبَ ۙ﴿۳﴾  وَ مِنۡ  شَرِّ النَّفّٰثٰتِ فِی الْعُقَدِ ۙ﴿۴﴾  وَ مِنۡ  شَرِّ حَاسِدٍ  اِذَا حَسَدَ ٪﴿۵﴾  

Al-Falaq
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

(1) Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray). (2) Wixii shar leh sharkiisa. (3) Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado. (4) Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha. (5) Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.


No comments:

Post a Comment