Saturday, March 26, 2016

Al-Maacuun


Tafsiirka suuradda An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso. 

رکوعہا 1
107 سُوۡرَۃُ  الۡمَاعُوۡنِ مَکِّیَّۃٌ 17
اٰیاتہا 7
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
اَرَءَیۡتَ  الَّذِیۡ یُّکَذِّبُ بِالدِّیۡنِ ؕ﴿۱﴾  فَذٰلِکَ الَّذِیۡ یَدُعُّ  الْیَتِیۡمَ ۙ﴿۲﴾  وَ لَا یَحُضُّ عَلٰی طَعَامِ الْمِسْکِیۡنِ ؕ﴿۳﴾  فَوَیۡلٌ  لِّلْمُصَلِّیۡنَ ۙ﴿۴﴾  الَّذِیۡنَ ہُمْ عَنۡ صَلَاتِہِمْ سَاہُوۡنَ ۙ﴿۵﴾  الَّذِیۡنَ ہُمْ یُرَآءُوۡنَ ۙ﴿۶﴾  وَ یَمْنَعُوۡنَ الْمَاعُوۡنَ ٪﴿۷﴾

Al-Maa'un
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

(1) Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada). (2) Kaas xooga Agoonta (xageeda). (3) Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka. (4) Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta). (5) Ee haddana halmaansan Salaaddooda. (6) Dadkana is tusiya. (7) Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).



No comments:

Post a Comment