Tafsiirka suuradda An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso.
|
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 3
|
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
اِنَّاۤ
اَعْطَیۡنٰکَ الْکَوْثَرَ ؕ﴿۱﴾ فَصَلِّ لِرَبِّکَ وَ انْحَرْ
ؕ﴿۲﴾ اِنَّ شَانِئَکَ ہُوَ الْاَبْتَرُ
٪﴿۳﴾
Al-Kawthar
Makkan
Magaca
Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Annagaa
ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary
badan). (2) Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac. (3) Ruuxii ku
necebna waa mid cidhib

No comments:
Post a Comment