Tafsiirka suuradda
An-Kaafirun oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad
diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee
Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka
koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal
tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada
inta aad karto si aad u xoojiso
رکوعہا 1
|
|
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
اَلَمْ تَرَ کَیۡفَ
فَعَلَ رَبُّکَ بِاَصْحٰبِ الْفِیۡلِ ؕ﴿۱﴾ اَلَمْ یَجْعَلْ کَیۡدَہُمْ فِیۡ تَضْلِیۡلٍ ۙ﴿۲﴾ وَّ اَرْسَلَ عَلَیۡہِمْ طَیۡرًا اَبَابِیۡلَ ۙ﴿۳﴾ تَرْمِیۡہِمۡ بِحِجَارَۃٍ مِّنۡ سِجِّیۡلٍ ۪ۙ﴿۴﴾ فَجَعَلَہُمْ کَعَصْفٍ مَّاۡكُوۡلٍ ٪﴿۵﴾
Al-Fiil
Makkan
Magaca
Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». (2) Miyaan
Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. (3) Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. (4) Kuna
tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay. (5) Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.
No comments:
Post a Comment