Tafsiirka suuradda An-Naas oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 114 suuradood.
La soco walaal tafsiirka qur'aanka oo Afsoomaali iyo Carabi ku qoran. Faafi diinta inta Aad karto walaal si aad diintaada u xoojiso.
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 6
|
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
قُلْ
اَعُوۡذُ بِرَبِّ النَّاسِ ۙ﴿۱﴾ مَلِکِ النَّاسِ ۙ﴿۲﴾ اِلٰہِ النَّاسِ ۙ﴿۳﴾ مِنۡ شَرِّ الْوَسْوَاسِ ۬ۙ الْخَنَّاسِ ۪ۙ﴿۴﴾ الَّذِیۡ یُوَسْوِسُ فِیۡ صُدُوۡرِ النَّاسِ ۙ﴿۵﴾ مِنَ الْجِنَّۃِ وَ النَّاسِ
٪﴿۶﴾
An-Naas
Makkan
Magaca
Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley
Eebaha dadka barbaariya. (2) Ee dadka xukuma. (3) Ee ah Ilaaha dadka. (4) Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon. (5)Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka. (6) «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.

No comments:
Post a Comment