Tuesday, March 1, 2016

Suuratu Al-Faatixa

Tafsiirka Qur'aanka La soco 1aad.
Waa qayb aynu ku wadaagi doonno tafsiirka qur'aanka oo Af-soomaali iyo Carabi ku qoran. La soco fadlan waa innoo wada faa'iido walaal. ku dhufo sii Akhri si aad u barato  Suuratu Al-Faatixa.
رکوعہا 1
1 سُوۡرَۃُ   الۡفَاتِحَۃِ مَکِّیَّۃٌ 5
اٰیاتہا 7

بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
اَلۡحَمْدُ لِلہِ رَبِّ الْعٰلَمِیۡنَ ۙ﴿۱﴾  الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ ۙ﴿۲﴾  مٰلِکِ یَوْمِ الدِّیۡنِ ؕ﴿۳﴾ اِیَّاکَ نَعْبُدُ وَ اِیَّاکَ نَسْتَعِیۡنُ ؕ﴿۴﴾ اِہۡدِ نَا الصِّرَاطَ الۡمُسۡتَقِیۡمَ ۙ﴿۵﴾ صِرَاطَ الَّذِیۡنَ اَنۡعَمۡتَ عَلَیۡہِمۡ  غَیۡرِ الۡمَغۡضُوۡبِ عَلَیۡہِمْ وَلَا الضَّآ لِّیۡنَ ٪﴿۷﴾  



Juz'  1

Al-Faatiha

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

Makkan

(1) Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (2) Mahad oo dhan Eebbe ayaa leh, ee Barbaariyaha
Caalamka ah (Koonka)(3) Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. (4) Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada). (5) adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaanna ku kaalmo waydiisanaynaa (Eebow). (6) ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa). (7) Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.


No comments:

Post a Comment