Tafsiirka suuradda An-Nasri oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi. kala soco walaal bloggan si aad diintaada wax badan uga ogaato.
Waxa aad xaga sare ee Suuradda ka ogaan kartaa halka ay ku soo degtay, tirada aayadaha ay ka koobantahay iyo iyo tirada ay ka tahay 110 suuradood.
La soco walaal tafsiirka Qur’aanka oo ku qoran Afsoomaali iyo Carabi, faafi walaal diintaada inta aad karto si aad u xoojiso.
رکوعہا 1
|
اٰیاتہا 3
|
بِسْمِ اللہِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِیۡمِ
اِذَا
جَآءَ نَصْرُ اللہِ وَ الْفَتْحُ ۙ﴿۱﴾ وَ رَاَیۡتَ النَّاسَ یَدْخُلُوۡنَ
فِیۡ دِیۡنِ اللہِ اَفْوَاجًا ۙ﴿۲﴾ فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّکَ وَ اسْتَغْفِرْہُ ؕؔ اِنَّہٗ کَانَ تَوَّابًا ٪﴿۳﴾
An-Nasr
Madinan
Magaca
Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka). (2) Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. (3) U
tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf
badanee.

No comments:
Post a Comment